Godey Gacallo iyo manta 

Godey:  Waxaa nasoo gaadhaya in inkastoo markii hore roob la aan ka jiray Wadankii dhaman, waxaa ka da ay laba naq oo fii fiican Agagarka magaalada Godey, in kastoo layidhi naqo aad kuma ahayn meelaha qarkood sida ceelka hadhaawe.
Dadku waxay soo mareen kulayl badan ee ilaahayaw farad u fur Aamiin.
Hadaad wax war ah oo ku sabsan Godey ama wadankii guud ahaan Noo soo gudbi adigoo isticmalaya emailka: [email protected].